Almaas University

qaar ka mid ah ardayda dhigata kuliyada Culuumta Dhulka Jaamacadda Almaas ayaa loo qabtay practical training oo la xariira Geology. ardayda ayaa ka faaideestay tababarkaan ayagoo ka karorsaday xirfad dheeraad ah.